waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay jaajuunimada shirkadaha ay leeyihiin kooxda somaliya tagera kooxda xagjirka ah ee lagu magacabo waxaa sir fara badan bananka u soo saaray wakalada wikileaks oo ku takh khasutay dabagalka sir ah
shirkada dahab shiil & somtel waa shirkado ay leeyihiin dad shaqsiyo ah oo danohooda gaarka ah ku fushada .
halkan waxaan ka arki doontaa siro badan oo bananka u soo baxay shirkada somtel waxay codsi u dirsatay shirkado kale oo ajaanib ah in ay dadka u jajus iyadoo qalab casri ah soo dhigtay xarunta shirkadas qalabka shirkada somtel wax uu u sahlaya in ay si dhib yar u jabsadan ama emailada shaqsiyadka laga shakiyo ee muhiimka ah & in ay dhagaystan dhamaan telefanada
No comments:
Post a Comment