Monday, 1 February 2016

SOMTEL OO BILOWDAY JAAJUUSNIMADA SNM

 Image result for somtel argagaxiso     
waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay    jaajuunimada shirkadaha ay leeyihiin kooxda somaliya tagera kooxda xagjirka ah ee lagu     magacabo waxaa sir fara badan bananka u soo saaray wakalada wikileaks oo ku takh khasutay    dabagalka sir ah 

shirkada dahab shiil & somtel waa shirkado ay leeyihiin dad shaqsiyo ah oo danohooda gaarka ah ku fushada .

halkan waxaan ka arki doontaa siro badan oo bananka u soo baxay shirkada somtel waxay codsi u dirsatay shirkado kale oo ajaanib ah in ay dadka u jajus iyadoo qalab casri ah soo dhigtay xarunta shirkadas qalabka shirkada somtel wax uu u sahlaya in ay si dhib yar u jabsadan ama emailada shaqsiyadka laga shakiyo ee muhiimka ah & in ay dhagaystan dhamaan telefanada 

Sunday, 31 January 2016

Dhiig shiil shirkada shacb miyaa mise waa shirkada argagixiso?

Dhiigshiil & argagixiso miyaa 


shirkada dhiigshiil oo ku caan baxday taagerida kooxoaha xagjirka ee dalka somaliya ayaa waxay dhib joogto ah ku hayaan dhamaan gayiga somaliya ee kala duwan sida caasimada dalka somaliya & gobolada sool sanaag & cayn 


shirkada dahabshiil ayaan ogalayn in dalka somaliya uu hagago iyagoo dhib joogto ah ku haya 
shirkada dahab shiil ayaa shirkada qabiil hadad shaqo u doonto aadan ahayn qabiilkaas shaqo ma helaysid shaqadaas shirkada dahab shiil ayaa ah shirkad inta badan tagerta kooxaha xagjirka ee ka dagalama somaliya.


shirkada dahab shiil ayaa ah shirkada inta badan tagero siisa kooxda alshabab oo dalka somaliya uu ka dagi la yahay




Thursday, 28 January 2016

ISLII & TUUGO SHARCIYAYSAN VS KENYA POLICE

TUUGO SHARCIYAYSAN & ISLII

waxaa wali inoo sii socda sheekadii islii & tuugo sharciyaysan maxaa kala haysta 
shalay galab waxaa dhacday sheeko aan ku farxin hooyoday & labo eedayaasha ah ayaa aaday xaafad ku taala townka magalada labda eedayasha way ilaaween basaborkooda laakiin hooyoday way qaadataya markii ay ka soo noqdeen townka xaafada ay adeen ayaa waxaa dhacay markay ay soo gaareen xaafada islii dhanka wadada 12ka ama two stret  la dhaho ayaa waxaa gaadhiga istaajiyay ciidamada boliska waxay ay waydiiyeen sharciga wadanka ama ID card kenya labda eedooyinkay waxay soo ilaaween basborka isla markiiba waxay cawiyeen gabdha joogtay guriga ay dagan waan loo keenay laakin waxaa la yaab ah ciidanka waxay waydisteen isla markiiba lacag aad u fara badan ayay waydiisteen  iyagoo sheegay anaku lacag ayaan rabna kaliya sharci maba qorno 



booliska kenya ayaa dhib aad u fara badan ku haya shacabka masaakiinta ah ee ku nool xaafada islii & maalin & habeen kasta qab qabta  dowlada kenya waxay booliska u soo dirtaa xaafada islii & dhaha soo qab qabta ama lacago ka qaata dadka somalida ee halkaa dagan

sheekadii way sii soctaa labda eedayasha ah waxaa loo keenay basaborkeda hooyoday isla markiiba waxay tustay basborkeda oo labo sano deganasho ah u saaran tahay.
labda eedayash ah waxay wataan labo basaborka ah itoobiya kaas oo visa saaran yahay isla markiiba waa la sii dayay sadexdoodaba

islii waa xaafad cajiib ah oo sheekooyin aad kala kulmayso islii waxaa ad u dagan oo u fara badan dad somali ah

Image result for islii

DAAWO MADAXWEYNAHA UGU DOQON SOMALIYA & KAN UGU CAQLIGA BADAN MANSHALAHAA ILAHAY HAW NAXRIITO JAALE SIYAAD














halkan ka daawo video

https://www.youtube.com/watch?v=jEzhQIAXMEA














Wednesday, 27 January 2016

XASAN SHEIKH MOHAMED OO U SUJUUDAY MEYDKA ASKARTA KENYA & MEYDKA SHACABKA SOMALIYA KU TILMAAMAY XAARAN??



farshaxniistaha weyn ee somaliyed aya asawir cajiib ah ku cabiray m/weyne naanaabka ama odayga fiirsada dantiisa kaliya ee u taliya dalka somaliya
waxa uu shalay soo gaaray wadanka gaar ahaan magalada nairobi isagoo kaga qayb galay aaska loo samaynayay ciidamada kenya ee ku dhintay werarkii dhawaan ka dhacay gobolka gedo.
dhawaan ayaa waxa acaasimada somaliya ka dhacay xasuuq ban oo lagu laayay dad maato ah waxaan laayay kooxda alshabab aaska loo samaynayay m/weyne xasan kama qayb galin.
isagoo qoslayay ayuu tagay xeebta liido ee uu dhibku ka dhacay markaas ayuu shaah ku cabay
shalayna isagoo aad moodo duli am damiir laawe ah ayuu sida gaalada u sujuuday meydka ciidamada kenya

dalka somaliya ayaa u maqan hadii madaxdii la doortayba ay danooda gaarka ah ilaashaynayan  xasan sh waxa uu sameeyay waa wax laga xumaado


ISLII & TUUGO SHARCIYAYSAN MAXAA KALA HAYSTA

Xaafada islii

police vs shacabka somaliyed

TUUGO SHARCIYAYSAN


Xaafada islii tan & markii laga soo qaxay dalka somaliya waxaa ku noolaa dad fara badan oo somali ah kuwaas oo shaqooyin badan ka samaystay xaafada islii & qayb weyn ka qaata hormarka xaafada & qaybaha canshuurta & sanad walba bixiyay waxaa lagu qisaaya ilaa shan milyan oo lacagta kenya ah dadka ku nool xaafada islii ayaa waxay ka mid yihiin dadka ugu hormarka wanaagsan dadka somalida ah 

dhibka xaafada islii




xaafada islii waa tan maalin & habeen kasta waxaa dhex mushaaxaya askar kala duwan ama laamaha amaanka ee dalka kenya oo kala duwan oo mar kasta xiraya ama dilay.
 dadkasomalida ah.
islii waxaa ku nool dad badan oo somali ah oo kala somali haysta sharciga wadanka kenya & somali haysta kaadhka qaxooiga ee lagu magacabo allien card.
Qofka somaliga haduu haysto sharciga wadanka kenya ama uu ku dhashay wadanka lama tixgaliyo wadanidisa ( dadka kenya waxay aaminsan yihiin somali kenya in aysan ahayn dad wadaniyiin ah )


islii maalin iyo habeen kasta waxaa soo galaya lamaha  amaanka ee wadanka kenya iyagoo qab qabta dadka somalida ah waydiisadana lacago madax furasho ah ama hadan ku dhahno luuqada afka sawhilka ah( KITI KIDOGO

islii & ganacsiga

xaafada islii waa xaafada yaab badan oo is badabadasha yaab leh xaafada waxaa ku yaala guryo dhaadheer oo kala duwan & ganacsi layaab leh oo soo kobcaya  somali fara badan aya aganacsi ka samaytay xaafada islii  guryo dhaadheer ganacsi aad u baaxd leh laakin waa suaal somaliyee dalka aad guryaha ka dhistay dabaqayada dhaadheer maa daa leh waa maya 


la soco qaybta labaad ee xaafada islii
by gaas
abdi09600@gmail.com



Puntland oo diiday go’aanka madasha wadatashiga qaran

    Shirkii madasha wadatashiga ee madaxda maamul goboleedyada iyo kuwa xukuumadda Soomaaliya Muqdisho uga socday ee looga tashanayay doorashada dalka ka dhici doonta sannadkan ayaa go'aammo laga soo saaray.
Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke oo shir gudoominayay kulanka ayaa ku dhawaaqay go'aanka iyadoo beesha caalamka iyo madaxda maamuladu kulanka fadhiyaan.
Doorashada ayaa la sheegay in baarlamaanka lagu soo xulayo hanaanka qabaa'ilka ee 4.5, aqalka sarena lagu saleynayo maamul goboleedyada, iyadoo Puntland iyo Somaliland sadex xubnood ay dheeranayaan maamulada kale. Go'aanka waxaa kaloo lagu sheegay in ugu yaraan ay dumarku labada aqal ku lahaanayaan 30%.
Haddaba maamulka Puntland ayaa durba ka biyo diiday go'aannadaas.
Weriyaha BBC Farax Lamane ayaa telefoonka kula xiriiray afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) oo marka hore weydiiyey inuu ka warramo mowqifkooda.

Tuesday, 26 January 2016

Ciidamada Kenya oo ka baxay goobo Muhiim ah gobolka gedo & juba

Dad degan koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay u eg tahay, inay ka baxayaan saldhiga Ceel-Cadde oo la soo weeraray laba toddobaad ka hor.
Waxaa jira warar sheegaya inay jiraan dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo Alshabaab.
Afhayeenka milatariga Kenya ayaa ku tilmaamay dhaqdhaqaaqa milatari mid caadi ah.
Alshabaab ayaa sheegtay inay dishay in kabadan boqol askarta Kenya, ee ka mid ah ciidamada AMISOM weerar ay ku qaaday saldhiga Ceel- Cadde.
Ciidamada Kenya ayaan wali xaqiijin tirada askarta uga dhimatay weerarka.

Xasuuqii dhiga faraha badan ku daatay ee xeebta liido ka dhacay khamiistii ayaa ka danbeeyay

waxaan halkan idinku soo bandhigaynaa sirta ka danbaysay xasuuqi dhiiga faraha badan ku daatay ee xeebta liido ayaa ka danbayn kara horta ayaa soo abaabulay horta?

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta Oo Talaado Ah.

Maalin wanaagsan akhristayaasha sharafta leh meel kasta oo aad joogtaan, waxaa weli furan suuqa kala iibsiga Janaayo sidaasi darteed wararka xanta ah ma ahan kuwa joogsada si kasta oo ay xaqiiqda uga fog yihiin. Sida caadiga ahba waxaan maalin walba idiin soo gudbinaa wararkii ay wargeysyada Ingariiska ka qoreen suuqa kala iibsiga. Xuquuqda wararka waxaa iska leh wargeysyada magacyadooda ay sawir ahaanta kuugu muuqdaan, sugnaanshahoodana wax xil ah kama saarna laacib.net

INDEPENDENT 

Gareth Bale ayaa ka baaqsaday heshiis 100 milyan ginni ah oo uu ugu dhaqaaqi lahaa kooxda Manchester United waxaana ugu wacan mushkilada ka dhex taagan kooxda Old Trafford ka dhisan iyadoo aan la hubin mustaqbalka tababare Louis van Gaal.
the sun
James Rodriguez ayaa dhegta u taagay Manchester United ka dib markii uu ku dhaleeceeyay taageerayaasha Real Madrid iany ku tilmaameen mid cayilan islamarkaana ay dhaleeceeyeen qaab ciyaareedkiisa.
West Ham ayaa isku diyaarineysa inay 20 milyan ginni ku dalbato weeraryahanka Marseille Michy Batshuayi iyagoo raadinaya saxiix weyn ka hor inta aysan u wareegin garoonka Olympic Stadium.
Tottenham ayaa raadineysa inay la soo wareegto xiddiga khadka dhexe ee Southampton Victor Wanyama, iyadoo Andros Townsend uu qeyb ka noqonayo heshiiska.
Lewis Towns ayaa u soo muuqday mid diirada u saaran kooxaha Manchester United iyo Manchester City, da’diisana kaliya waa shan sanno jir.
daily star
Louis van Gaal ayaa labo jeer laga diiday inuu iscasilo iyadoo uu madaxa kooxda Manchester United Ed Woodward uu ku qanciyay inuu kooxda sii joogo.
Chelsea ayaa diyaar u ah inay iska iibiyaan weeraryahan Patrick Bamford, laakiin waxa ay doonayaan inay ku xiraan sharuud ah inay dib u soo iibsan karaan.
Manchester United ayaa sarre u qaaday xiisahooda goolhayaha Genoa Mattia Perin, kaasoo sidoo kale lala xiriirinayo kooxda Liverpool.
Chelsea ayaa isha la raaceysa da’ yarka khadka dhexe ee Sparta Rotterdam Rick van Drongelen.
daily express
Andros Townsend ayaa qarka u saaran inuu u wareego kooxda Newcastle United ka dib markii ay Tottenham ka dabacday dalabkeedii ahaa 14 milyan ginni.
Manchester United ayaa dooneysa inay u dhaqaaqdo goolhayaha kooxda Barcelona Claudio Bravo.
daily mirror
Loic Remy ayaa amaah ugu wareegi kara midkood kooxaha Crystal Palace, Newcastle, Swansea ama Aston Villa haddii ay Chelsea dhameystirto saxiixa weeraryahanka reer Brazil Alexandre Pato.
Francis Coquelin ayaa ku soo laaban kara Arsenal kulanka ay isbuuca danbe la ciyaarayaan Southampton ka dib labo bilood oo uu dhaawac jilibka ah ku maqnaa.
daily mail
Manchester United ayaan weli ka quusanin rajadii ay ka qabeen inay Old Trafford keenaan Pep Guardiola iyadoo Louis van Gaal uu ka soo laabtay safar gaaban uu ku tagay dalkiisa Netherlands xilli qolka labiska uu burbursan yahay.
Liverpool ayaa loo sheegay inay wax ku daraan dalabkooda 28ka milyan ginni ee ay ku doonayaan weeraryahanka kooxda Shakhtar Donetsk Alex Teixeira.
Sunderland ayaa dooneysa inay la soo wareegto daafaca ka dhacay Arsenal Mathieu Debuchy oo ay keenaan Stadium of Light.
Raga u qaabilsan suuqa kala iibsiga Manchester United ayaa daawanayay Porto axadii waxaana ay xiiseynayaan xiddigaha Bruno Martins Indi iyo da’ yarka khadka dhexe Ruben Neves.

GUARDIAN 

Manchester United ayaa daawatay xiddiga garabka ka ciyaara ee Marseille Georges-Kevin N’Koudou kaasoo hore loola xiriirinayay kooxaha Liverpool iyo West Ham.

daily telegraph
Kooxda Newcastle ayaa dalab cusub ka gudbineysa weeraryahanka kooxda Lyon Alexandre Lacazette.