Wednesday, 27 January 2016

ISLII & TUUGO SHARCIYAYSAN MAXAA KALA HAYSTA

Xaafada islii

police vs shacabka somaliyed

TUUGO SHARCIYAYSAN


Xaafada islii tan & markii laga soo qaxay dalka somaliya waxaa ku noolaa dad fara badan oo somali ah kuwaas oo shaqooyin badan ka samaystay xaafada islii & qayb weyn ka qaata hormarka xaafada & qaybaha canshuurta & sanad walba bixiyay waxaa lagu qisaaya ilaa shan milyan oo lacagta kenya ah dadka ku nool xaafada islii ayaa waxay ka mid yihiin dadka ugu hormarka wanaagsan dadka somalida ah 

dhibka xaafada islii




xaafada islii waa tan maalin & habeen kasta waxaa dhex mushaaxaya askar kala duwan ama laamaha amaanka ee dalka kenya oo kala duwan oo mar kasta xiraya ama dilay.
 dadkasomalida ah.
islii waxaa ku nool dad badan oo somali ah oo kala somali haysta sharciga wadanka kenya & somali haysta kaadhka qaxooiga ee lagu magacabo allien card.
Qofka somaliga haduu haysto sharciga wadanka kenya ama uu ku dhashay wadanka lama tixgaliyo wadanidisa ( dadka kenya waxay aaminsan yihiin somali kenya in aysan ahayn dad wadaniyiin ah )


islii maalin iyo habeen kasta waxaa soo galaya lamaha  amaanka ee wadanka kenya iyagoo qab qabta dadka somalida ah waydiisadana lacago madax furasho ah ama hadan ku dhahno luuqada afka sawhilka ah( KITI KIDOGO

islii & ganacsiga

xaafada islii waa xaafada yaab badan oo is badabadasha yaab leh xaafada waxaa ku yaala guryo dhaadheer oo kala duwan & ganacsi layaab leh oo soo kobcaya  somali fara badan aya aganacsi ka samaytay xaafada islii  guryo dhaadheer ganacsi aad u baaxd leh laakin waa suaal somaliyee dalka aad guryaha ka dhistay dabaqayada dhaadheer maa daa leh waa maya 


la soco qaybta labaad ee xaafada islii
by gaas
abdi09600@gmail.com



No comments:

Post a Comment