waxaa wali inoo sii socda sheekadii islii & tuugo sharciyaysan maxaa kala haysta
shalay galab waxaa dhacday sheeko aan ku farxin hooyoday & labo eedayaasha ah ayaa aaday xaafad ku taala townka magalada labda eedayasha way ilaaween basaborkooda laakiin hooyoday way qaadataya markii ay ka soo noqdeen townka xaafada ay adeen ayaa waxaa dhacay markay ay soo gaareen xaafada islii dhanka wadada 12ka ama two stret la dhaho ayaa waxaa gaadhiga istaajiyay ciidamada boliska waxay ay waydiiyeen sharciga wadanka ama ID card kenya labda eedooyinkay waxay soo ilaaween basborka isla markiiba waxay cawiyeen gabdha joogtay guriga ay dagan waan loo keenay laakin waxaa la yaab ah ciidanka waxay waydisteen isla markiiba lacag aad u fara badan ayay waydiisteen iyagoo sheegay anaku lacag ayaan rabna kaliya sharci maba qorno
booliska kenya ayaa dhib aad u fara badan ku haya shacabka masaakiinta ah ee ku nool xaafada islii & maalin & habeen kasta qab qabta dowlada kenya waxay booliska u soo dirtaa xaafada islii & dhaha soo qab qabta ama lacago ka qaata dadka somalida ee halkaa dagan
sheekadii way sii soctaa labda eedayasha ah waxaa loo keenay basaborkeda hooyoday isla markiiba waxay tustay basborkeda oo labo sano deganasho ah u saaran tahay.
labda eedayash ah waxay wataan labo basaborka ah itoobiya kaas oo visa saaran yahay isla markiiba waa la sii dayay sadexdoodaba
islii waa xaafad cajiib ah oo sheekooyin aad kala kulmayso islii waxaa ad u dagan oo u fara badan dad somali ah
No comments:
Post a Comment