farshaxniistaha weyn ee somaliyed aya asawir cajiib ah ku cabiray m/weyne naanaabka ama odayga fiirsada dantiisa kaliya ee u taliya dalka somaliya
waxa uu shalay soo gaaray wadanka gaar ahaan magalada nairobi isagoo kaga qayb galay aaska loo samaynayay ciidamada kenya ee ku dhintay werarkii dhawaan ka dhacay gobolka gedo.
dhawaan ayaa waxa acaasimada somaliya ka dhacay xasuuq ban oo lagu laayay dad maato ah waxaan laayay kooxda alshabab aaska loo samaynayay m/weyne xasan kama qayb galin.
isagoo qoslayay ayuu tagay xeebta liido ee uu dhibku ka dhacay markaas ayuu shaah ku cabay
shalayna isagoo aad moodo duli am damiir laawe ah ayuu sida gaalada u sujuuday meydka ciidamada kenya
dalka somaliya ayaa u maqan hadii madaxdii la doortayba ay danooda gaarka ah ilaashaynayan xasan sh waxa uu sameeyay waa wax laga xumaado
No comments:
Post a Comment